Muqdisho, Maajo 06, 2025; MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRKA MADASHA WADATASHIGA QARANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRKA MADASHA WADATASHIGA QARANKA Muqdisho, Maajo 06, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Shirkan oo qeyb ka ah gogoshii Qaran ee uu fidiyay Madaxwaynaha Jamhuuriyaddu ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Ra’iisul Wasaaraha […]

Mogadishu, May 3, 2025: Press Release Ministry of Information of the Federal Government of Somalia Celebrates World Press Freedom Day 2025

Press Release   Ministry of Information of the Federal Government of Somalia Celebrates World Press Freedom Day 2025   Mogadishu, May 3, 2025: The Ministry of Information, Culture, and Tourism of the Federal Government of Somalia extends warmest congratulations to all Somali journalists and media professionals on the occasion of World Press Freedom Day, observed […]

Muqdisho, 3-da May 2025 :War-saxaafadeed Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Hambalyo u Dirtay Saxaafiyiinta Soomaaliyeed Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda

War-saxaafadeed Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Hambalyo u Dirtay Saxaafiyiinta Soomaaliyeed Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda Muqdisho, 3-da May 2025:Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo bahda warbaahinta guud ahaan, munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda oo ku beegan maanta, 3-da May […]

The Somali Minister of Information Daud Aweis praised the bravery of the people of Hiiraan who repelled Al-Shabaab attacks, stating that the government fully supports the people’s efforts.

The Federal Government of Somalia commends the bravery of the local heroes of Hiiraan Region, who, with the support of #Somali Security Forces, successfully repelled Kharijite attacks today in Muqluga Cali, Ceelhareeri, Hareeri Madoobe, and Garas-Magan. These recent operations highlight the resilience and strategic effectiveness of local fighters working alongside security forces, reflecting high morale […]

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xilka kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay iyo Wasiirkii hore Axmed Macallin Fiqi, munaasabad ka dhacday Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay iyo Wasiirkii hore, Mudane Axmed Macallin Fiqi, munaasabad xil wareejin ah oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda ee magaalada Muqdisho.

Muqdisho, 02 May 2025: War saxaafadeed Dowladda Federaalka Soomaaliya Waxay Bogaadineysa Guusha Geesiyaasha Deegaanka iyo Ciidanka Qaranka.

War saxaafadeed Dowladda Federaalka Soomaaliya Waxay Bogaadineysa Guusha Geesiyaasha Deegaanka iyo Ciidanka Qaranka. Muqdisho, 02 May 2025: Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay si weyn u bogaadineysaa geesiyaasha dadka deegaanka ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo gacan ka helaya Ciidamada Qalabka Sida oo si geesinimo leh ugu jabiyay Khawaarijta weerarro ay galinkii dambe ee maanta kusoo […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka  Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 02-da May 2025

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka  Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 02-da May 2025   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Maalinta Shaqaalaha Adduunka hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, isagoo ku amaanay dadaalkooda, kartidooda iyo doorkooda muuqda ay ka qaadanayaan horumarinta dalka, dowlad-dhisidda, iyo difaaca qaranka.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibedda ee […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 2nd May, 2025

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 2nd May, 2025   President Hassan Sheikh Mohamud congratulated all Somali workers on International Workers’ Day, praising their efforts, abilities, and the significant role they play in the country’s development, state-building, and national defense.   President Hassan Sheikh Mohamud held talks at Villa Somalia with Russian Deputy […]