WARBIXINTA WAXQABADKA TODDOBAADLAHA EE DFS Muqdisho, Arbaco 08, March, 2023 • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhowaan la bilaabi doono wejiga labaad ee hawlgalka ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabaab. • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday magaalada Kismaayo ee Dowlad Goboleedka Jubaland, kulamo ku […]
Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Toddobaadka Muqdisho, Arbaco 01, Maarso 2023 1- Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa Midowga Yurub kala hadley in la taageero qorshaha xasilinta goobaha laga saarey Khawaarijta, iyadoo Dowladda Soomaaliya ay muhiimad siineyso on degaanadaasi degdeg loo gaarsiiyo adeegyada aasaasiga ah. 2- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyay kulan looga […]
Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday 22nd February 2023 • The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, told the African leaders who participated in the African Union Summit about the achievements of the Somali Government in the fight against terrorism. • The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan […]
Waxqabadka Dowladda ee Toddobaadkan Muqdisho, Arbaco 22-ka February 2023 • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxda Afrika ee ka qeybgashey Shir Madaxeedka Midowga Afrika uga waramey guulaha Dowladda Somalia ka gaartey dagaalka lagula jiro argagixisada. • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale intii uu joogay magaalada […]