Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Amniga Gudaha XFS Sulub Axmed Firin, Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaranka ee La-dagaallanka Argagixisada Cali Yaasiin Gurbe, Taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir Liibaan Cabdiraxmaan, Agaasimaha Hab-maamuuska Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha iyo mas'uuliyiin kale ayaa maanta booqday goob dalxiis oo ku taalla duleedka degmada Kaxda.

Wasiirka iyo Mas'uuliyiinta ayaa bogaadiyay horumarka dalxiiska gudaha. Waxay sidoo kale xuseen in goobahan ay ka tarjumayaan nabadda, xasilloonida iyo horumarka ka jira caasimadda Muqdisho, isla markaana ay muujinayaan guulaha la taaban karo ee laga gaaray sugidda amniga caasimadda, ku habboonaanta dalxiiska iyo dib u soo nooleynta nolosha bulshada.

MoICT Somalia — Official Communications
Official release from the Ministry of Information, Culture & Tourism. Media enquiries: [email protected]