Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 14,December, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 14,December, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka Baanka Adduunka iyo IMF ee deyn cafinta Soomaaliya, isla markaana hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed. 2- Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa ka qeybgaley munaasabad ballaaran oo loogu dabaal dagayay guusha deynta Soomaaliya ayaa […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 6th December, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 6th December, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, Dr. Hassan Sheikh Mohamud participated in a large event to honor the decision of the United Nations Security Council to lift the arms embargo on Somalia. 2- The President of the Federal Republic of Somalia, […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 06 December, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 06 December, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu cunaqabateynta hubka uga qaadey Soomaaliya. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka ku soo laabtey […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 29th November, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 29th November, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud has officially opened the conference on the process of preparing Somalia’s century vision in 2060. 2- President Hassan Sheikh Mohamud has attended the 23rd summit of the East African […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 29 November, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 29 November, 2023 1- Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay shirka hannaanka diyaarinta hiigsiga qarni-jirka Soomaaliya ee 2060-ka. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Arusha kaga qeybgaley shir madaxeedka 23aad ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika. […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing. Mogadishu, Wednesday, 15th November, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing. Mogadishu,Wednesday, 15th November, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, Dr. Hassan Sheikh Mohamud chaired has chaired a cabinet extraordinary meeting that discussed the flood tragedy and ways to provide adequate and timely relief to the victims. 2- President Hassan Sheikh Mohamud has returned to the […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 15 November, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 15 November, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada, loogana hadley gurmadka fatahaadaha ku habsadey qeybo badan oo Somalia ka mid ah. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 8th November, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 8th November, 2023 1- The Speaker of the Somali People’s Assembly, Mr. Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe) and the Speaker of the Upper House of the Federal Parliament of Somalia, Mr. Abdi Hashi Abdullahi, called for assistance to the people affected by the floods. 2- The Prime […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 08 November, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 08 November, 2023 1- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka ay daadadka iyo fatahaaduhu saameeyeen. 2- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Thursday, 2nd November, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Thursday, 2nd November, 2023. 1. The President of the Federal Republic of Somalia, Dr. Hassan Sheikh Mohamud, and the President of the Republic of Turkey, Recep Tayyip Erdogan, held a special meeting in Istanbul, and discussed the relationship and the strengthening of cooperation between the two countries. 2. […]