Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 5 July, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 5 July, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kumanaan shacab ah kula hadlayey Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho (Mogadishu Stadium) xuska sannad guuradii 63aad ee xornimada dalka ayaa ugu baaqey shacabka Soomaaliyeed inay u midoobaan ciribtirka cadowga ragaadiyey amniga iyo horumarka ee Khawaarijta […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing. Mogadishu, Wednesday, 28 June, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing. Mogadishu, Wednesday, 28 June, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr Hassan Sheikh Mohamud, who was speaking to the people on the occasion of Eid al-Adha, highlighted some of the obstacles that crippled people’s lives, corruption being the first. 2- The President of […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 28 June, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 28 June, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabadda Ciidul Adxa shacabka la hadlayey ayaa dul istaagey caqabadaha curyaamiyey nolosha dadka oo musuqmaasuqa ugu horeeyo. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqey shacabka inay garab istaagaan qorshaha […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 21 June, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 21 June, 2023 1- President Hassan Sheikh Mohamud and Prime Minister Hamsa Abdi Barre call the rival sides fighting in Garowe to stop the violence and solve their problems in dialogue. 2- International community calls for the cessation of violence that erupted in Garowe, the capital of […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 21 June, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 21 June, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudana Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka tacsiyeeyay dadkuu ku dhintey colaadda ka taagan magaalada Garowe, kuna baaqey in degdeg loo joojiyo dhigga qubanaya, miiska wadahadalkana lagu xaliyo kala aragti duwanaanshaha labada dhinac. 2- […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 14 June, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 14 June, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, attended the 14th IGAD Summit in Djibouti, which this year focused on important issues such as peace, security and regional development. 2- The President of the Federal Republic of […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 14 June, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 14 June, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jabuuti ugu qeyb galay Shir Madaxeedkii 14-aad ee Urur Gobeleedka IGAD oo sannadkan diirradda lagu saaray arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin nabadda, amniga iyo horumarka gobolka. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 7 June, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 7 June, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excelleny Dr Hassan Sheikh Mohamud, welcomed the EAC summit’s approval of Somalia’s request to join the East African Economic Cooperation. 2- The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, congratulated […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 07 June, 2023.

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 07 June, 2023. 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey ansixinta warbixinta dalabka Soomaaliya ay ku dooneyso ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ee EAC. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u hambalyeeya Madaxweyna Turkiga ee […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 31 May, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 31 May, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, who was detailing the agreement of the National Consultative Council, told the parliament that any political agreement, legislation and amendment to the constitution that is not passed by the […]