Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 31 May, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo faahfaahinayey heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa baarlamanka u sheegay heshiis kasta oo siyaasadeed, sharci dejin iyo wax ka beddel dastuur oo aan baarlamanka soo marin inaau sharci ahayn, dalkana ka shaqeyn karin. 2- Shirka […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 24 May, 2023 1- National Consultation Forum to kick off in Mogadishu today, with crucial national agenda on the table for discussion. 2- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud briefed the Arab League Summit about the progress Somalia has made […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 24 May, 2023 1- Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta Muqdisho ka furmaya, loogana hadli doono qorsheyaal muhiim u ah dalka. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta uga waramey horumarka Soomaaliya ay ka sameysay dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta Al Shabab, qorshaha ciidammada […]
Mogadishu, Somalia – May 20, 2023 The Federal Government of Somalia, through the Ministry of Information, Culture, and Tourism, has officially announced the appointment of Mr. Mohamedkafi Abukar Mohamed as the new Director of Somali National Television (SNTV). The appointment was made by H.E. Daud Aweis Jama, Minister of Information, in line with ongoing […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 10 May, 2023 1- President Hassan Sheikh Mohamud said that the Federal Government of Somalia has taken measures against corruption and is starting a national plan to protect the public trust. 2- President Hassan Sheikh Mohamud has called on the leaders of the Puntland State of Somalia […]
Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Warbixinta Toddobaadlaha Muqdisho, Arbaco, 10 May, 2023 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaaddey tallaabbooyin ka dhan ah musuq-maasuqa, islamarkaana ay bilaabayso qorshe qaran oo lagu ilaalinayo ammaanada shacabka. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxda Dowlad Goboleedka Puntland ugu baaqey in ay tixgeliyaan rabitaanka […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 3 May, 2023 1- President Hassan Sheikh Mohamud has participated in a Town Hall Meeting held Mogadishu in which citizens asked questions about the activities, performance, progress and tasks of the government. 2- President Hassan Sheikh Mohamud met with Cindy McCain, Executive Director of the World Food […]
Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Warbixinta Toddobaadlaha Muqdisho, Arbaco, 3 May, 2023 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay kulan dadweyne oo shacabku ay ku weydiinayeen su’aalo ku saabsan waxqabadka iyo hawlaha horyaalla dowladda. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud iyo Agaasimaha Fulinta ee Hay’adda Cunnada Adduunka Marwo Cindy McCain ayaa […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 26 April, 2023. 1- Congratulations to the Somali Armed Forces, who during the month of Ramadan insured that many cities in the country have fasted the Ramadan and celebrated the Eid peacefully. The army, with the help of the people, denied the Khawarij the opportunity to carry […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 19 April, 2023 1- President Hassan Sheikh Mohamud, attended in an emergency IGAD summit to discuss Sudan conflict, has called the opposing parties to resolve differences through dialogue and end the conflict. 2- President Hassan Sheikh Mohamud attended a tripartite summit in Addis Ababa where Somalia, Ethiopia […]