Federal Government of Somalia Weekly Briefing. Mogadishu, Wednesday 15, March, 2023.

Federal Government of Somalia Weekly Briefing. Mogadishu, Wednesday 15, March, 2023. 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, will preside over the meeting of the National Discussion Forum, which will be attended by the leaders of the Federal Member State. This conference, which is taking place in Baidoa, […]

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Toddobaadka. Muqdisho, Arbaco 15, March, 2023

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Toddobaadka. Muqdisho, Arbaco 15, March, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomin doona Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo ay ka qeygalayaan madaxda Dowlad Goboleedyada. Shirkan oo ka dhacaya magaalada Baydhabo ayaa noqonayaa kii shannaad 9kii bilood ee la soo dhaafey. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, March 8, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, March 8, 2023 1. The President of the Federal Republic of Somalia, Dr. Hassan Sheikh Mohamud, said that the second phase of the operation against the Kharijites Al Shabab will be launched soon. The President, who had visited Kismayo in Jubaland State for an operational briefing, held […]

WARBIXINTA WAXQABADKA TODDOBAADLAHA EE DFS Muqdisho, Arbaco 08, March, 2023

WARBIXINTA WAXQABADKA TODDOBAADLAHA EE DFS Muqdisho, Arbaco 08, March, 2023 • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhowaan la bilaabi doono wejiga labaad ee hawlgalka ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabaab. • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday magaalada Kismaayo ee Dowlad Goboleedka Jubaland, kulamo ku […]

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Toddobaadka Muqdisho, Arbaco 01, Maarso 2023

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Toddobaadka Muqdisho, Arbaco 01, Maarso 2023 1- Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa Midowga Yurub kala hadley in la taageero qorshaha xasilinta goobaha laga saarey Khawaarijta, iyadoo Dowladda Soomaaliya ay muhiimad siineyso on degaanadaasi degdeg loo gaarsiiyo adeegyada aasaasiga ah. 2- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyay kulan looga […]

Waxqabadka Dowladda ee Toddobaadkan Muqdisho, Arbaco 22-ka February 2023

Waxqabadka Dowladda ee Toddobaadkan Muqdisho, Arbaco 22-ka February 2023 • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxda Afrika ee ka qeybgashey Shir Madaxeedka Midowga Afrika uga waramey guulaha Dowladda Somalia ka gaartey dagaalka lagula jiro argagixisada. • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale intii uu joogay magaalada […]

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, 31 January 2023: Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Wasiiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska, loona yaqaano Dalalka Safka Hore. Waddamada Soomaaliya ku wehliya kulanka maanta ayaa kala ah Kenya, Djibouti iyo Ethiopia.

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, 31 January 2023: Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Wasiiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska, loona yaqaano Dalalka Safka Hore. Waddamada Soomaaliya ku wehliya kulanka maanta ayaa kala ah Kenya, Djibouti iyo Ethiopia. Shirkan oo lagu gorfeynayo dhameystirka hawlgallada dib u xoreynta degaannada ay weli ku […]