Golaha Wasiiradda oo bogaadiyey guulaha ciidamada qalabka sida Muqdisho, Khamiis, 24 Abriil 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyay guulaha ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanka oo toddobaadkan guulo taariikhi ah ka soo hooyay furimaha dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta. Shirka Golaha oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa […]
War-Saxaafadeed Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha Deegaanka oo guulo ka gaaray howlgallo ka dhan ah Khawaarijta Al-Shabaab ee ka dhacay Shabeellaha Dhexe Muqdisho, 24 April 2025: In ka badan 40 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Wargaadhi iyo Labi Gooleey ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa yimid […]
Muqdisho, Isniin, 21 Abriil 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray Hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka ah ayaa sheegay in siyaasaddani tahay mid xoojinaysa cududda shaqaalaha Soomaaliyeed. Mudane Xamsa ayaa xusay in siyaasaddani ay beddeli doonto nidaamkii hore ee muddo dheer lagu maamulayay shaqaalaha dowladda, […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira latashiyada Qaran ee uu la qaadanayo waxgaradka, masuuliyiinta iyo haldoorka bulshada Soomaaliyeed ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ra’iisul Wasaare hore Mudane Cabdi Faarax Shirdoon.Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay xaaladda dalka iyo xoojinta dowlad dhiska Soomaaliya, waxayna isla qaateen muhiimadda dagaalka […]
1- President Hassan Sheikh Mohamud presided over an emergency meeting where the security agencies discussed the attack by the Kharijites Al-Shabab terrorists on Lido Beach, where innocent youths were killed. 2- President Hassan Sheikh Mohamud sent his condolences to the people, families and relatives of the martyrs killed by the Kharijites in the Lido Beach […]
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir degdeg ah oo ay laamaha amniga kaga arrinsanayeen weerarkii argagixisada Khawaarijta Al Shabab ay ku qaadeen Xeebta Liido, halkaas oo dhalinyaro aan waxba galabsan lagu laayey. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray shacabka, qoysaska iyo ehelkii dadkii ay Khawaarijta ku dileen weerarkii Xeebta Liido, […]
1-President Hassan Sheikh Mohamud praised how the Somali National Army and Jubbaland forces defeated the Khawarij al-Shabab who attacked the villages of Bulo-Haji and Harbolle, pointing out that this victory testifies to the quality and capability of the Somali National Army and the efforts the government has put in their re-establishment. 2-President Hassan Sheikh Mohamud […]
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey sida Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Jubbaland ay u jebiyeen Khawaarijta Al-Shabaab ee soo weerarey degaannada Buulo-Xaaji iyo Harboolle, isagoo tilmaamay in guushan ay ka marqaati kacayso tayada iyo awoodda Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dadaalka ay dowladdu ku bixinayso dib u dhiskooda. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo […]
1- The President of the Federal Republic of Somalia, and the Commander-in-Chief of the Armed Forces, H.E. Hassan Sheikh Mohamud chaired an emergency meeting to discuss the control and management of weapons entering the country. 2- President Hassan Sheikh Mohamud presided over the meeting of the National Committee for Combating Money Laundering and Preventing the […]
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir degdeg ah oo looga hadlayey xakameynta iyo maareynta hubka dalka soo gala. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shirka Guddiga Qaran ee La-Dagaalanka Lacag-Dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada oo ka dhacaya magaalada Muqdisho. 3- Ra’iisul […]