Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 12 April, 2024 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan muhiim ah kula yeeshay Nairobi Madaxweynaha Kenya William Ruto. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo u dabaaldegaya sannadguuradii 64-aad tan iyo markii la aasaasey. 3- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud […]
Mogadishu, Thursday, 4th April, 2024 President Hassan Sheikh Mohamud paid an official visit to the Kingdom of Saudi Arabia, and is expected to discuss the cooperation between the two countries with the leaders of the country. President Hassan Sheikh Mohamud paid an encouraging visit to the battle lines against the Khawarij in Harardhere […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Thursday, 4th April, 2024 1- President Hassan Sheikh Mohamud paid an official visit to the Kingdom of Saudi Arabia, and is expected to discuss the cooperation between the two countries with the leaders of the country. 2- President Hassan Sheikh Mohamud paid an encouraging visit to the battle […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 4 April, 2024 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku tagey Boqortooyada Sacuudiga, lana filayo inuu wadahadal ku saabsan iskaashiga labada dal la yeesho madaxda dalkaasi. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho dhiirigelin ah ku tagey jiidaha dagaalka looga soo horjeedo Khawaarijta ee […]
The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Dr. Hassan Sheikh Mohamud had a meeting with the Chinese Special Envoy for the Horn of Africa, Ambassador Xue Bing, who had brought a message from Chinese President Xi Jinping. President Hassan Sheikh Mohamud awarded prizes to the winners of the Holy Quran competition […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 27th March, 2024 1- The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Dr. Hassan Sheikh Mohamud had a meeting with the Chinese Special Envoy for the Horn of Africa, Ambassador Xue Bing, who had brought a message from Chinese President Xi Jinping. 2- President Hassan Sheikh […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 27 March, 2024 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika Danjire Xue Bing oo dhambaal ka siday Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo abaalmarino guddoonsiiyay tartameyaal ku […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 20th March, 2024 1- President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Eritrean President Isaias Afwerki in Asmara, where they discussed strengthening relations between the two countries and security cooperation. 2- President Hassan Sheikh Mohamud saw off 19 victims wounded in the terrorist assault at Mogadishu’s SYL Hotel […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 20 March, 2024 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo wadahadal kula yeeshay Asmara Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga amniga. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ka sii sagootiyay 19 ka mid dhaawacyadii weerarkii argagixiso […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Thursday, 13th March, 2024 1- President Hassan Sheikh Mohamud held a meeting with soldiers from Danab special unit of the Somali National Army who participated in a military exercise in Kenya in which 23 countries participated. 2- President Hassan Sheikh Mohamud participated in the graduation ceremony of the […]