Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 11 October, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, held talks with the Eritrean President Isaias Afwerki in Asmara, after which he gave a speech to the Somali troops being trained in Eritrea. 2- The Prime Minister of Somalia, […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 11 October, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Asmara wadahadal kula yeeshay Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, kadibna khudbad u jeediyay ciidamada Soomaaliya ee lagu tababarayo Eritrea.a 2- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeerey xarunta Hey’adda Maareynta […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 04 October, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr Hassan Sheikh Mohamud continues with efforts of leading the completion of the 1st phase of the war against the Kharijites Al Shabab in the central regions. 2- President Hassan Sheikh Mohamud meets […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 04 October, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli ku guda jira hoggaaminta dhameystirka wejiga 1aad ee dagaalka looga soo horjeedo Khawaarijta Al Shabab ee ka socda gobollada dhexe. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay siyaasiyiin ka soo […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 27 September, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan Sheikh Mohamud met in Djibouti with the Minister of Defense of the United States, Lloyd Austin, and discussed the military cooperation between the two countries and the fight against Al Shabab terrorism. 2- […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 27 September, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Djibouti kula kulmay Wasiirka Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin, isla markaana ka wadahadley iskaashiga milateri ee labada dal iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al Shabab. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Dhuusamareeb ku […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 20 September, 2023 1- President Hassan Sheikh Mohamud has appointed General Mohamed Nur Ufurow as the Deputy Commander of the National Army and Col Dayah Abdi Abdulle as the Commander of the Infantry in order to speed up operations to liberate the country from the Kharijites. 2- […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 20 September, 2023 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Taliye Ku-Xigeenka Xoogga Dalka u magacaabey General Maxamed Nuur Ufurow, isla markaana Taliyaha Ciidanka Lugta u magacaabey G/le Sarre Dayax Cabdi Cabdulle si loo dardar geliyo hawlgalada dalka looga xoreynayo Khawaarijta. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 13 September, 2023 1- President Hassan Sheikh Mohamud returned to Dhusamareb after visiting Adan Yabal District in the Middle Shabelle Region, where he met with the leaders of the National Armed Forces and the community to strengthen the country’s plan to eliminate the Kharijites Al Shabaab. 2- […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 13 September, 2023. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu laabtey Dhuusamareeb kadib markii uu booqdey Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo uu kula kulmey hogaannada taliska Ciidanka Xooga Dalka iyo bulshada si loo xaqiijiyo qorshaha dalka looga ciribtirayo Khawaarijta Al Shabaab. 2- […]