Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 09 August, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 09 August, 2023 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaarey magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug, iyadoo degaannadaasi ay ka socdaan bilowga dhameystirka wejiga 1aad ee hawlgalada milateri ee lagu ciribtirayo Khawaarijta Al Shabab. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 2 August, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 2 August, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan Sheikh Mohamud, held a meeting with the National Committee for Combating Money Laundering and Countering the Financing of Terrorism. The meeting focused on the progress made in the government policy of weakening the […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 02 August, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 02 August, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatey Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada, isagoo ka dhegeystay warbixin ku saabsan miro-dhalka qorshaha qaran ee curyaaminta awoodda dhaqaale ee argagixisada Al-Shabab 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing. Mogadishu, Wednesday, 26 July, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing. Mogadishu, Wednesday, 26 July, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, who participated in the United Nations conference on fighting food shortages and preventing famine, pointed out that Somalia is at the forefront of countries crippled by frequent droughts. 2- […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 26 July, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 26 July, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka hortagga macluusha ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay safka hore kaga jirto dalalka ay curyaamiyeen abaaraha soo noqnoqday. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing. Mogadishu, Wednesday, 12 July, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing. Mogadishu, Wednesday, 12 July, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, is hosting a consultative meeting in Mogadishu to be attended by FGS leaders and former national leaders. 2- The Prime Minister of the Federal Government of Somalia Mr. Hamsa […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 12 July, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 12 July, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku shir guddoominaya shir wadatashi oo ay ka soo qeybgelayaan madaxda hadda talada haysa iyo kuwii hore. 2- Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 05 July, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 05 July, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, who was speaking to thousands of people at the Mogadishu Stadium to commemorate the 63rd anniversary of the country’s independence, called on the Somali people to unite for the […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 5 July, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 5 July, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kumanaan shacab ah kula hadlayey Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho (Mogadishu Stadium) xuska sannad guuradii 63aad ee xornimada dalka ayaa ugu baaqey shacabka Soomaaliyeed inay u midoobaan ciribtirka cadowga ragaadiyey amniga iyo horumarka ee Khawaarijta […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing. Mogadishu, Wednesday, 28 June, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing. Mogadishu, Wednesday, 28 June, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr Hassan Sheikh Mohamud, who was speaking to the people on the occasion of Eid al-Adha, highlighted some of the obstacles that crippled people’s lives, corruption being the first. 2- The President of […]