Press Release : Mogadishu, 30 April 2025: Federal Government of Somalia Issues Warning Against Disinformation and Extremist Propaganda

Press Release Federal Government of Somalia Issues Warning Against Disinformation and Extremist Propaganda Mogadishu, 30 April 2025: The Federal Government of Somalia has expressed concern over individuals and social media platforms actively spreading false information intended to undermine national stability. Recent disinformation claims falsely suggested that a mortar attack carried out by the extremist group […]

Warsaxaafadeed : Muqdisho, 30 Abriil 2025: Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka digtay Faafinta Been Abuurka iyo Dacaayadaha Khawaarijta

Warsaxaafadeed Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka digtay Faafinta Been Abuurka iyo Dacaayadaha Khawaarijta Muqdisho, 30 Abriil 2025: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka warhaysaa baraha bulshada iyo shaqsiyaad ku howlan faafinta warar been abuur ah oo lagu qalqal gelinayo amniga dalka. Dhacdadii ugu dambeysay ee been abuurka ahayd waxay la xiriirtay weerar hoobiyayaal ah oo Khawaarijtu […]

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka mid noqday muwaadiniinta Soomaaliyeed ee iska diiwaangelinaya degmooyinka ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka mid noqday muwaadiniinta Soomaaliyeed ee iska diiwaangelinaya degmooyinka ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Cumar Cali Cabdi ayaa kadib marka ay is diiwaangeliyeen, warbaahinta la hadlay iyagoo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadiyay sida ay […]

Wasiir Daa’uud Aweys Haddii aad tihiin suxufiyiin waxaa idin saaran masuuliyad adag, gaar ahaan marka la joogo tabinta wararka doorashada la xiriira ,si hufan oo ay sinnaan ku jirto ayaa la idinka rabaa in aad u tabisaan.

Wasiir Daa’uud Aweys Haddii aad tihiin suxufiyiin waxaa idin saaran masuuliyad adag, gaar ahaan marka la joogo tabinta wararka doorashada la xiriira ,si hufan oo ay sinnaan ku jirto ayaa la idinka rabaa in aad u tabisaan.  

Wasaaradda Warfaafinta oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta Doorashooyinka

Wasaaradda Warfaafinta oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta Doorashooyinka Muqdisho 26, April, 2025: Aqoon isweydaarsigani oo ay ka faa’iidaysteen ilaa 25 suxufiyiin ah oo ka socday Warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo Warbaahinta Qaranka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta kaalinta Warbaahinta ee baahinta Wararka iyo Barnaamijyada la xiriira doorashooyinka dalka. Tababarka oo […]

Wasiirka Warfaafinta oo tababar ku saabsan tabinta Doorashooyinka u furay suxufiyiin ka socda qeybaha Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo tababar ku saabsan tabinta Doorashooyinka u furay suxufiyiin ka socda qeybaha Warbaahinta Muqdishon 26, April, 2025: Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo qaban qaabisay Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka dalka oo ay qeyb galayaan ilaa 25 wariyayaal ah oo ka kala socda Warbaahinta Gaarka […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 25th   April, 2025

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 25th   April, 2025   President Hassan Sheikh Mohamud is attending a TCC extra ordinary Summit in Kampala on the African Union Mission in Somalia (AUSSOM).   President Hassan Sheikh Mohamud received the Iraqi Minister of Interior, His Excellency Abdul Amir Al Shammari, and received a message from […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka  Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 25-ka April, 2025

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka  Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 25-ka April, 2025   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kampala kaga qeybgelaya Shir-Madaxeed looga hadlayo Hawlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Ciraaq, Mudane Cabdul Amiir Al Shammari, kana guddoomay dhambaal uu ka siday Madaxweynaha Ciraaq.   […]

Golaha Wasiiradda oo bogaadiyey guulaha ciidamada qalabka sida

Golaha Wasiiradda oo bogaadiyey guulaha ciidamada qalabka sida Muqdisho, Khamiis, 24 Abriil 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyay guulaha ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanka oo toddobaadkan guulo taariikhi ah ka soo hooyay furimaha dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta. Shirka Golaha oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa […]