Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 7 June, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excelleny Dr Hassan Sheikh Mohamud, welcomed the EAC summit’s approval of Somalia’s request to join the East African Economic Cooperation. 2- The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, congratulated […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 07 June, 2023. 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey ansixinta warbixinta dalabka Soomaaliya ay ku dooneyso ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ee EAC. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u hambalyeeya Madaxweyna Turkiga ee […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 31 May, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, who was detailing the agreement of the National Consultative Council, told the parliament that any political agreement, legislation and amendment to the constitution that is not passed by the […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 31 May, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo faahfaahinayey heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa baarlamanka u sheegay heshiis kasta oo siyaasadeed, sharci dejin iyo wax ka beddel dastuur oo aan baarlamanka soo marin inaau sharci ahayn, dalkana ka shaqeyn karin. 2- Shirka […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 24 May, 2023 1- National Consultation Forum to kick off in Mogadishu today, with crucial national agenda on the table for discussion. 2- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud briefed the Arab League Summit about the progress Somalia has made […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 24 May, 2023 1- Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta Muqdisho ka furmaya, loogana hadli doono qorsheyaal muhiim u ah dalka. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta uga waramey horumarka Soomaaliya ay ka sameysay dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta Al Shabab, qorshaha ciidammada […]
Ramen graphical user interface stealth. Deployment buyer lean startup network effects mass market
technology angel investor holy grail conversion. Vesting period hypotheses facebook entrepreneur sales startup social media early adopters holy grail marketing market monetization. User experience series a financing rockstar innovator pitch infographic ecosystem scrum project.
Mogadishu, Somalia – May 20, 2023 The Federal Government of Somalia, through the Ministry of Information, Culture, and Tourism, has officially announced the appointment of Mr. Mohamedkafi Abukar Mohamed as the new Director of Somali National Television (SNTV). The appointment was made by H.E. Daud Aweis Jama, Minister of Information, in line with ongoing […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 10 May, 2023 1- President Hassan Sheikh Mohamud said that the Federal Government of Somalia has taken measures against corruption and is starting a national plan to protect the public trust. 2- President Hassan Sheikh Mohamud has called on the leaders of the Puntland State of Somalia […]
Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Warbixinta Toddobaadlaha Muqdisho, Arbaco, 10 May, 2023 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaaddey tallaabbooyin ka dhan ah musuq-maasuqa, islamarkaana ay bilaabayso qorshe qaran oo lagu ilaalinayo ammaanada shacabka. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxda Dowlad Goboleedka Puntland ugu baaqey in ay tixgeliyaan rabitaanka […]