War saxaafadeed Dowladda Federaalka Soomaaliya Waxay Bogaadineysa Guusha Geesiyaasha Deegaanka iyo Ciidanka Qaranka. Muqdisho, 02 May 2025: Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay si weyn u bogaadineysaa geesiyaasha dadka deegaanka ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo gacan ka helaya Ciidamada Qalabka Sida oo si geesinimo leh ugu jabiyay Khawaarijta weerarro ay galinkii dambe ee maanta kusoo […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 02-da May 2025 Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Maalinta Shaqaalaha Adduunka hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, isagoo ku amaanay dadaalkooda, kartidooda iyo doorkooda muuqda ay ka qaadanayaan horumarinta dalka, dowlad-dhisidda, iyo difaaca qaranka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibedda ee […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 2nd May, 2025 President Hassan Sheikh Mohamud congratulated all Somali workers on International Workers’ Day, praising their efforts, abilities, and the significant role they play in the country’s development, state-building, and national defense. President Hassan Sheikh Mohamud held talks at Villa Somalia with Russian Deputy […]
Press Release Federal Government of Somalia Issues Warning Against Disinformation and Extremist Propaganda Mogadishu, 30 April 2025: The Federal Government of Somalia has expressed concern over individuals and social media platforms actively spreading false information intended to undermine national stability. Recent disinformation claims falsely suggested that a mortar attack carried out by the extremist group […]
Warsaxaafadeed Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka digtay Faafinta Been Abuurka iyo Dacaayadaha Khawaarijta Muqdisho, 30 Abriil 2025: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka warhaysaa baraha bulshada iyo shaqsiyaad ku howlan faafinta warar been abuur ah oo lagu qalqal gelinayo amniga dalka. Dhacdadii ugu dambeysay ee been abuurka ahayd waxay la xiriirtay weerar hoobiyayaal ah oo Khawaarijtu […]
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka mid noqday muwaadiniinta Soomaaliyeed ee iska diiwaangelinaya degmooyinka ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Cumar Cali Cabdi ayaa kadib marka ay is diiwaangeliyeen, warbaahinta la hadlay iyagoo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadiyay sida ay […]
Wasiir Cabdiraxmaan Al-cadaala: Waxaan markii ugu horeysay isku diiwaangeliyay si aan u helo xuquuqdeyda muwaadinnimo, maalin aan fogeyn ayaan ka codeyn doonaa degmadeyda.
Wasiir Daa’uud Aweys Haddii aad tihiin suxufiyiin waxaa idin saaran masuuliyad adag, gaar ahaan marka la joogo tabinta wararka doorashada la xiriira ,si hufan oo ay sinnaan ku jirto ayaa la idinka rabaa in aad u tabisaan.
Wasaaradda Warfaafinta oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta Doorashooyinka Muqdisho 26, April, 2025: Aqoon isweydaarsigani oo ay ka faa’iidaysteen ilaa 25 suxufiyiin ah oo ka socday Warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo Warbaahinta Qaranka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta kaalinta Warbaahinta ee baahinta Wararka iyo Barnaamijyada la xiriira doorashooyinka dalka. Tababarka oo […]
Wasiirka Warfaafinta oo tababar ku saabsan tabinta Doorashooyinka u furay suxufiyiin ka socda qeybaha Warbaahinta Muqdishon 26, April, 2025: Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo qaban qaabisay Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka dalka oo ay qeyb galayaan ilaa 25 wariyayaal ah oo ka kala socda Warbaahinta Gaarka […]