Mogadishu, April 26, 2025 – The Ministry of Information, Culture, and Tourism of the Federal Government of Somalia has organized a workshop on Media Ethics in Election Reporting, attended by 25 journalists from both private and national media outlets. The Minister of Information, Culture, and Tourism, H.E. Daud Aweys Jama, who officially opened the workshop, […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 25th April, 2025 President Hassan Sheikh Mohamud is attending a TCC extra ordinary Summit in Kampala on the African Union Mission in Somalia (AUSSOM). President Hassan Sheikh Mohamud received the Iraqi Minister of Interior, His Excellency Abdul Amir Al Shammari, and received a message from […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 25-ka April, 2025 Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kampala kaga qeybgelaya Shir-Madaxeed looga hadlayo Hawlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Ciraaq, Mudane Cabdul Amiir Al Shammari, kana guddoomay dhambaal uu ka siday Madaxweynaha Ciraaq. […]
Golaha Wasiiradda oo bogaadiyey guulaha ciidamada qalabka sida Muqdisho, Khamiis, 24 Abriil 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyay guulaha ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanka oo toddobaadkan guulo taariikhi ah ka soo hooyay furimaha dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta. Shirka Golaha oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa […]
War-Saxaafadeed Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha Deegaanka oo guulo ka gaaray howlgallo ka dhan ah Khawaarijta Al-Shabaab ee ka dhacay Shabeellaha Dhexe Muqdisho, 24 April 2025: In ka badan 40 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Wargaadhi iyo Labi Gooleey ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa yimid […]
Muqdisho, Isniin, 21 Abriil 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray Hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka ah ayaa sheegay in siyaasaddani tahay mid xoojinaysa cududda shaqaalaha Soomaaliyeed. Mudane Xamsa ayaa xusay in siyaasaddani ay beddeli doonto nidaamkii hore ee muddo dheer lagu maamulayay shaqaalaha dowladda, […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira latashiyada Qaran ee uu la qaadanayo waxgaradka, masuuliyiinta iyo haldoorka bulshada Soomaaliyeed ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ra’iisul Wasaare hore Mudane Cabdi Faarax Shirdoon.Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay xaaladda dalka iyo xoojinta dowlad dhiska Soomaaliya, waxayna isla qaateen muhiimadda dagaalka […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 18th April, 2025 1- President Hassan Sheikh Mohamud closed the National Human Rights Conference held in Mogadishu. 2- President Hassan Sheikh Mohamud congratulated the Somali National Army on the 65th anniversary of its founding. 3- President Hassan Sheikh Mohamud held a crucial meeting with Turkish President Recep […]
Press Release U.S. and Somali Forces Eliminate Weapon-Carrying Boats Linked to al-Shabaab Mogadishu, April 17, 2025: In a joint operation, the United States Africa Command (AFRICOM) collaborated with the Federal Government of Somalia to execute a precision airstrike against vessels laden with advanced military equipment destined for the terrorist organization al-Shabaab. The operation took place […]
Press Release Over 35 Kharijites Members Killed in Operation in Bay Region Mogadishu, April 17, 2025: The Somali National Army, in collaboration with the Darwish Forces of the South West State, executed a carefully coordinated operation in the Baay Burjeed area, located about 15 kilometers from Baidoa, the interim capital of South West State. The […]