Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 6 September, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 6 September, 2023 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay madal (Twitter space) ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta Soomaaliya ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka Khawaarijta. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kormeer ku tagay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, kulamana la yeeshay odayaasha dhaqanka, shacabka […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 30 August, 2023.

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 30 August, 2023. 1- President Hassan Sheikh Mohamud praised the armed forces once again for the courage they showed during the military operations against the Khawarij al-Shabab, on the other hand he asked the people to give full support to the army. 2- The 7th meeting of […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 30 August, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 30 August, 2023 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Ciidamada Qalabka Sida mar kale ku amaaney geesinimada ay muujiyeen intii ay socdeen hawlgalada milateri ee ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabab, isagoo dhanka kale ka dalbadey shacabka ay taageero buuxda u fidiyaan ciidanka. 2- Shirkii 7aad ee […]

Ministry of Information Launches Training Program to Combat Extremist Ideologies

Ramen graphical user interface stealth. Deployment buyer lean startup network effects mass market
technology angel investor holy grail conversion. Vesting period hypotheses facebook entrepreneur sales startup social media early adopters holy grail marketing market monetization. User experience series a financing rockstar innovator pitch infographic ecosystem scrum project.

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 23 August, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 23 August, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, and the Commander-in-Chief of the Armed Forces, Dr. Hassan Sheikh Mohamud, who is commanding the war against the Khawarij al-Shabab, held meetings with army officers and traditional elders. 2- The President of the Federal Republic […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 23 August, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 23 August, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamaqa Qalabka Sida Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira hoggaaminta dagaalka ka dhanka ah Khawarijta Al Shabab ayaa kulamo la yeeshay saraakiisha ciidanka iyo odayaasha dhaqanka. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 16 August, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 16 August, 2023 1- The military operations to complete the 1st phase of the war against the Kharijites Al Shabab are going smoothly in the central regions of the country, as the Somali National Army continues to achieve great success. 2- In meetings with President Dr. Hassan […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 16 August, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 16 August, 2023 1- Hawlgalada milateri ee dhameystirka wejiga 1aad ee dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta oo si habsami ah uga socda gobollada dhexe ee dalka, iyadoo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay soo hoyeen guulo hor leh. 2- Beelaha ku dhaqan gobollada dhexe oo Madaxweyne Xasan Sheekh […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 09 August, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 09 August, 2023 1- President Hassan Sheikh Mohamud arrived in the town of Dhusamareeb in Galmudug, while the FGS is gearing up for the beginning of the completion of the 1st phase of the military operations to eliminate the Kharijites Al Shabab. 2- The President of the […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 09 August, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 09 August, 2023 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaarey magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug, iyadoo degaannadaasi ay ka socdaan bilowga dhameystirka wejiga 1aad ee hawlgalada milateri ee lagu ciribtirayo Khawaarijta Al Shabab. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka […]