Press Release Federal Government of Somalia Issues Warning Against Disinformation and Extremist Propaganda Mogadishu, 30 April 2025: The Federal Government of Somalia has expressed concern over individuals and social media platforms actively spreading false information intended to undermine national stability. Recent disinformation claims falsely suggested that a mortar attack carried out by the extremist group […]
Warsaxaafadeed Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka digtay Faafinta Been Abuurka iyo Dacaayadaha Khawaarijta Muqdisho, 30 Abriil 2025: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka warhaysaa baraha bulshada iyo shaqsiyaad ku howlan faafinta warar been abuur ah oo lagu qalqal gelinayo amniga dalka. Dhacdadii ugu dambeysay ee been abuurka ahayd waxay la xiriirtay weerar hoobiyayaal ah oo Khawaarijtu […]
War-Saxaafadeed Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha Deegaanka oo guulo ka gaaray howlgallo ka dhan ah Khawaarijta Al-Shabaab ee ka dhacay Shabeellaha Dhexe Muqdisho, 24 April 2025: In ka badan 40 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Wargaadhi iyo Labi Gooleey ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa yimid […]
Press Release U.S. and Somali Forces Eliminate Weapon-Carrying Boats Linked to al-Shabaab Mogadishu, April 17, 2025: In a joint operation, the United States Africa Command (AFRICOM) collaborated with the Federal Government of Somalia to execute a precision airstrike against vessels laden with advanced military equipment destined for the terrorist organization al-Shabaab. The operation took place […]
Press Release Over 35 Kharijites Members Killed in Operation in Bay Region Mogadishu, April 17, 2025: The Somali National Army, in collaboration with the Darwish Forces of the South West State, executed a carefully coordinated operation in the Baay Burjeed area, located about 15 kilometers from Baidoa, the interim capital of South West State. The […]
War-Saxaafadeed In ka badan 35 Xubnood oo ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay howlgalka ka dhacay gobolka Baay Muqdisho, 17, Abriil, 2025: Howlkani oo si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Daraawiishta Dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa laga fuliyay deegaanka Baay Burjeed oo qiyaastii 15KM jirta magaalada Baydhabo ee xarunta ku […]
Mogadishu, February 1, 2025: President Hassan Sheikh Mohamud was briefed this evening on a U.S. kinetic strike targeting senior ISIS leadership in Puntland state of Somalia. The Federal Government of Somalia expresses its deep appreciation for the unwavering counterterrorism partnership of the United States in eliminating threats that seek to destabilize our nation and the […]
Mogadishu, Friday, 31th January, 2025 President Hassan Sheikh Mohamud attended the 26th Extraordinary General Meeting of the East African Community (EAC), which discussed the renewed war crisis in the East of the Democratic Republic of the Congo (DRC). President Hassan Sheikh Mohamud held talks in Cairo with the Speaker of the Arab League Parliament, […]
The Minister of Information, Culture and Tourism, H.E. Da’uud Aweys Jama, inaugurated a workshop aimed at enhancing media relations and government meeting management for officials from Federal Government agencies. This three-day training session, attended by 40 members from various media relations offices, seeks to bolster the interaction between the Federal Government of Somalia and the […]
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ka qeyb galay xiritaanka Barnaamij lagu tababar in ka badan 350 qof oo ku saabsanaa jiheynta dagaalka Fikirka ah ee ka dhanka ah Khawaarijta iyo ka hortaga dacaayadahooda. Muqdisho, 24, September 2024, Barnaamijkaan oo socday muddo laba sano ah 2023/2024, waxaa iska kaashaday Wasaaradda […]