Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xilka kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay iyo Wasiirkii hore Axmed Macallin Fiqi, munaasabad ka dhacday Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay iyo Wasiirkii hore, Mudane Axmed Macallin Fiqi, munaasabad xil wareejin ah oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda ee magaalada Muqdisho.

Previous Muqdisho, 02 May 2025: War saxaafadeed Dowladda Federaalka Soomaaliya Waxay Bogaadineysa Guusha Geesiyaasha Deegaanka iyo Ciidanka Qaranka.

Leave Your Comment