War-Saxaafadeed , Muqdisho, 18, May, 2025:

War-Saxaafadeed Khawaarijta oo lagu jabiyay dagaal ka dhacay xuduudka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe Muqdisho, 18, May, 2025: Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha difaaca deegaanka ee Hiiraan ayaa ku jabiyay maleeshiyaadka Khawaarijta ah, weeraro ay kusoo qaadeen deegaano dhaca xadka labada gobal. Geesiyaasha degaanka iyo Ciidamada Xoogga Dalka ayaa hawlgallo socday ku dhawaad 48 saacadood […]

Press Release, Mogadishu, 18, May, 2025

A suicide attack occurred this morning at 9:20 AM in front of Xero Damaayo. Security forces are on the scene and have launched an investigation. Casualties have been reported, but details are still being verified. We urge the public to remain calm and rely only on official government channels for accurate updates. Misinformation and speculation […]

WARSAXAAFADEED , Mogadishu, 18, May, 2025:

Saakay abaare 09:20am waxaa afaafka hore ee xerada Ciidanka ee Damaayo ka dhacay qarax uu fuliyay qof nafti halige ah,, Ciidanku waxa ay ka hortageen in dhagar qabuhu gaaro yoolkiisa ahaa in uu khasaaro xooggan gaarsiiyo shacabka. Hay’adaha Amniga waxa ay ku howlan yihiin xaqiijinta Khasaaraha, waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqaynaa in ay warbixinta […]

Wasiirka Warfaafinta oo ka qeybgaley Shirweynaha Wasiirrada Dhaqanka ee Waddamada Islaamka

Kazan, 16 May 2025: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka, iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis, ayaa ka qayb galay Shirkii Wasiirrada Dhaqanka ee Dunida Islaamka iyo Ruushka ee ka dhacay magaalada Kazan, ee Jamhuuriyadda Tatarstan ee Ruushka. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray muhiimada ay leedahay in la dhiirrigeliyo wadahadalka, iskaashiga, iyo horumar waara oo […]

FGS MINISTER OF INFORMATION ATTENDS OIC CULTURAL MINISTERS CONGRESS

Kazan, 16 May 2025: With deepest respect and gratitude, the Minister of Information, Culture, and Tourism of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Daud Aweis, attended the Congress of Ministers of Culture of the Islamic World and Russia held in Kazan, Tatarstan. The gathering emphasized the importance of fostering dialogue, collaboration, and sustainable development […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka  Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 16-ka May 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15ka May, kuna beegan 82 guuradii aasaaskii Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay  dhismaha cusub ee ay ku shaqayn doonto Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley salaadda Janaazadda ee Marxuum Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 16th May, 2025

President Hassan Sheikh Mohamud attended the Somali Youth Day celebration on May 15, which marked the 82nd anniversary of the founding of the Somali Youth League (SYL). President Hassan Sheikh Mohamud has laid the foundation stone for the new building that will house the Ministry of Youth and Sports. President Hassan Sheikh Mohamud attended the […]

Kulan looga hadlay Maareynta si xun isticmaalka baraha bulshada oo lagu qabtay Muqdisho.

Muqdisho 12, May, 2025: Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa diiradda lagu saaray ka hortaga khataraha ka dhasha si xun u isticmaalka Baraha bulshada sida; faafinta been abuurka, marin habaabinta, Iska horkeynka bulshada, hadalada naceybka, anshax xumada iyo baahinta muuqaalada argagax leh sida kuwa argagixisada faafiyaan. Mudane Cabdullaahi […]

Press Release U.S. AFRICOM, in Coordination with the Federal Government of Somalia, Conducts Airstrike Targeting ISIS.

Press Release U.S. AFRICOM, in Coordination with the Federal Government of Somalia, Conducts Airstrike Targeting ISIS. Mogadishu, May 12, 2025: In a coordinated air operation aimed at dismantling a faction of the terrorist group ISIS, U.S. Africa Command (AFRICOM), in partnership with the Federal Government of Somalia, conducted an airstrike within Somalia targeting militant activities. […]