War-Saxaafadeed Howlgalka US. AFRICOM oo kaashanaya Dowladda Soomaaliya ayaa Duqeyn Cirka ah ku beegsaday Kooxda ISIS. Muqdisho, 12-ka May 2025: howlgal qorsheysan oo dhinaca cirka ah oo ujeedkiisu ahaa burburinta koox ka tirsan khawaarijta Daacish ( ISIS ) ayaa Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) oo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa uu ka fuliyay […]
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Ugaas Cabdullaahi, uu ka mid ahaa tiirarka muhiimka ah ee waqtigooda galiyey ka shaqaynta nabadda iyo xasilloonida ummadda Soomaaliyeed, laguna xasuusan doono halgankiisii dowlad-dhiska Soomaaliya. “Ugaas Cabdullaahi wuxuu ka mid ahaa haldoorka Soomaaliyeed ee door muuqda ka soo qaatay dhaqanka, nabaddeynta iyo midnimada bulshada. Wuxuu ahaa hoggaamiye bulsho, codkiisana ugu […]
President Hassan Sheikh Mohamud chaired the two-day National Consultative Council Conference. A 10-point communiqué has been issued by the National Consultative Council, with the focus on unifying the fight against terrorism, accelerating voter registration for elections, recognizing SSC Khaatumo, and requiring the Ministry of Interior to advise on the legal status of Jubbaland State. President […]
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo socday muddo laba maalmood ah. War Murtiyeed ka ka kooban 10 qodob oo laga soo saaray Shirka Golaha Wadatshiga Qaranka, kuwaas oo diiradda saaray u midoobidda dagaalka argagixisada, dardar gelinta diiwaan-gelinta codbixiyayaasha doorashooyinka, aqoonsiga SSC Khaatumo, iyo in Wasaaradda Arrimaha Gudaha ka soo […]
H.E. President Hassan Sheikh Mohamud met with General Michael E. Langley, Commander of United States African Command (AFRICOM), in Mogadishu to discuss advancing the Somalia–U.S. security partnership. Their discussions focused on accelerating joint counter-terrorism efforts and strengthening coordination within the broader multi-partner framework, including the AUSSOM. The President expressed Somalia’s deep appreciation for the United […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay Jeneraal Michael E. Langley, oo ah Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM), iyo Danjiraha Maraykanka ee Soomaaliya, Mudane Richard H. Riley. ayagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amni ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa diiradda […]
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRKA MADASHA WADATASHIGA QARANKA Muqdisho, Maajo 06, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Shirkan oo qeyb ka ah gogoshii Qaran ee uu fidiyay Madaxwaynaha Jamhuuriyaddu ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Ra’iisul Wasaaraha […]
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominaya Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. .
Farriinta Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daud Aweis ee Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda.