Reports
134 maqaallo la helay
calendar_today 07 Jul 2025
Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Maareynta Khataraha Isticmaalka Khaldan ee Baraha Bulshada, oo galay maalintiisii labaad, waxaa ka qeybgalaya doodda koowaad agaasimeyaasha guud ee warfaafinta dowlad-goboleedyada Hirshabeelle, SSC-Khaatumo, Galmudug, iyo madaxa idaacadda Gobolka Banaadir.
calendar_today 07 Jul 2025
Maareynta Khataraha Baraha Bulshada oo Lagu Falanqeeyay Shirka Wadatashiga Qaran
calendar_today 07 Jul 2025
Wasaaradda Warfaafinta iyo Jaamacadda Muqdisho oo kala saxiixday Heshiis Is-afgarad oo ku saabsan Horumarinta Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska
calendar_today 07 Jul 2025
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa'uud Aweys Jaamac : Caalamku maanta waxaa uu u jiheystay in wax walba lagu saleeyo aqoonta iyo Teknoolojiyadda casriga ah, si taas loo hirgeliyo waxaan go'aansanay inaan xiriir dhow la yeelano Jaamacadaha dalka, maadaama aan u baahanahay inaan helno dad waxbartay oo ka shaqeyn kara seddaxda qeyb ee Wasaaraddu ay ka kooban tahay.
calendar_today 07 Jul 2025
Wasaaradda Warfaafinta XFS iyo Jaamacadda Muqdisho ayaa kala saxiixday Heshiis Is-afgarad ah oo ku saabsan Horumarinta Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska.
calendar_today 07 Jul 2025
Wasiirka kuxigeenka Warfaafinta XFS oo soo xiray Kulanka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee maareynta Khataraha Isticmaalka Khaldan ee Warbaahinta Bulshada.
calendar_today 06 Jul 2025
Wasiirka Warfaafinta XFS oo furay kulanka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Maareynta Khataraha Isticmaalka Khaldan ee Warbaahinta Bulshada.
calendar_today 06 Jul 2025
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Xayir, ayaa sheegay in kullanka wadatashiga siyaasadda qaran ee warbaahinta bulshada uu yahay shir muhiim u ah fahamka warbaahinta casriga ah.
calendar_today 06 Jul 2025
Wasiirka Warfaafinta XFS, Daaâ??uud Aweys Jaaamac : Faafinta wararka been-abuurka ah, dowladda waxay u aragtay in aysan sii socon karin, iyagoo la tixraacayo qaraar qabyo ah oo loo gudbiyay Golaha Wasiirrada
calendar_today 03 Jul 2025
Baydhabo & Dhuusamareeb: Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Daahfuray Isdiiwaangelinta Doorashooyinka Dowladaha Hoose
calendar_today 03 Jul 2025
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Shahaado Sharaf ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya
calendar_today 02 Jul 2025