WASIIRKA WARFAAFINTA OO GUDDOOMIYAY SHIRKA BILLAHA AH EE XAFIISYADA WARFAAFINTA EE HAYâ??ADAHA DOWLADDA
Wasiirka Warfaafinta oo Shirweynaha Warbaahinta Adduunka kaga hadlay mustaqbalka warbaahinta xilliga garaadka garaad gacmeydka ( AI)
Somali Information Minister Attends Welcome Reception for World Media Summit Delegations
Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay soo dhoweynta wufuudda Shirweynaha Warbaahinta Adduunka
calendar_today 07 Nov 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Shirweynaha Warbaahinta Adduunka kaga hadlay mustaqbalka warbaahinta xilliga garaadka garaad gacmeydka ( AI)
Beijing, 7 Nofeembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ca…
calendar_today 06 Nov 2026
Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay soo dhoweynta wufuudda Shirweynaha Warbaahinta Adduunka
Beijing, 6 Nofeembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabd…
calendar_today 04 Nov 2026
WASIIRKA WARFAAFINTA SOOMAALIYA OO LA WAREEGAY SHIR-GUDDOONKA KALFADHIGA 56-AAD EE GOLAHA WASIIRRADA WARFAAFINTA CARABTA
Qaahira, Masar, 4 Nofeembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane…
calendar_today 03 Nov 2026
Tababar ku saabsan Casriyaynta Warbaahinta oo Shiinaha loogu soo xiray Hawlwadeenno ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya
Jinhua, Shiinaha, 3 Nofeembar 2026: Tababar ku saabsan horumarinta iyo casriyaynta warbaahinta, oo socday muddo 21 maa…
calendar_today 03 Nov 2026
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, oo uu weheliyo Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiyo Dalka Masar mudane Cali Cabdi Awaare, ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Mudane Nabiil Al-Fahmi.
Kulanka oo ka dhacay xarunta dhexe ee Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira, ayaa looga hadlay xoojinta …
calendar_today 05 Oct 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Nairobi Kula Kulmay Safiirka Hindiya ee Soomaaliya
Nairobi-Kenya, 06-10-2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxa…
calendar_today 26 Sep 2026
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku u sameeyey madaxda ka qaybgalaysa Madasha Dhaqamada Midoobay.
Saint Petersburg – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muda…
calendar_today 24 Sep 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Saint Petersburg kula kulmay Wasiirka Dhaqanka Ruushka.
St. Petersburg, Ruushka – 24-ka Sebtembar 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumad…
calendar_today 24 Sep 2026
Tacsi: Wasaaradda Warfaafinta oo ka Tacsiyadeysay Geerida Marxuum Mukhtaar Maxamed Xasan
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasi…
calendar_today 22 Sep 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Guddiga Warfaafinta ee Golaha Shacabka
Muqdisho, 22 Sebtembar 2026 – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soom…
calendar_today 20 Sep 2026
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay?adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Muqdisho, 20 Sebtembar 2026 – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soom…
calendar_today 18 Sep 2026
Wasaaradda Warfaafinta oo Tacsi u Dirtay Qoyskii iyo Eheladii Marxuum Weriye Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha)
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim …