WASIIRKA WARFAAFINTA OO GUDDOOMIYAY SHIRKA BILLAHA AH EE XAFIISYADA WARFAAFINTA EE HAYâ??ADAHA DOWLADDA
Wasiirka Warfaafinta iyo Mas'uuliyiin Kale oo Booqday goob dalxiis oo ku taalla duleedka degmada Kaxda.
Wasiirka Warfaafinta oo U Mahadceliyay Suxufiyiintii Door Muhiim ah ka Qaatay Tebinta Maalmaha Xorriyadda Soomaaliyeed
Wasiirka Warfaafinta oo Abaalmarin Guddoonsiiyay Haldoorradii Kaalinta Ka Qaatay Xuska Toddobaadka Xorriyadda
calendar_today 13 Mar 2026
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 13-ka Maarso, 2026
calendar_today 08 Mar 2026
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya
calendar_today 06 Mar 2026
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 6-da March, 2026
calendar_today 18 Feb 2026
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daaâ??uud Aweys Jaamac ayaa caawa daah-furay tartan-cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka, kaas oo sanadkaan ay ka qeyb gelayaan 32 degmo, iyadoo caawa lagu bilaabay degmooyinka Laascaanood iyo Kaaraan ee gobollada Banaadir iyo Sool. Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiin ka socota Bangiga IBS ayaa ka qeyb galay furitaanka tartanka oo sanadkaan xiisa gaar ah leh. Wasiir Daaâ??uu
calendar_today 13 Feb 2026
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 13-ka February, 2026
calendar_today 11 Feb 2026
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daaâ??uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray aqoon isweydaarsi hal maalin ah oo ku saabsanaa Habraaca Xiriirka Hayâ??adaha Dowladda xilliyada xaaladaha degdegga ah.
calendar_today 07 Feb 2026
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 7-da February, 2026
calendar_today 30 Jan 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala ayaa safar shaqo ku tagay magaalada London ee dalka Ingriiska. Wafdiga ayaa garoonka diyaaraha Heathrow Airport waxaa ku soo dhaweeyey xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK, Wariyaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed. Wasiir Al Cadaala ayaa London u tagay in uu halkaas kaga qeybgalo shirar muhiim ah maalmaha soo aadan.
calendar_today 30 Jan 2026
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 30-ka January,2026
calendar_today 21 Jan 2026
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed.
calendar_today 20 Jan 2026
WASIIRKA WARFAAFINTA OO KULAN LA YEESHAY URURKA DALXIISKA SOOMAALIYA
calendar_today 16 Jan 2026