Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 15 November, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 15 November, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada, loogana hadley gurmadka fatahaadaha ku habsadey qeybo badan oo Somalia ka mid ah. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 8th November, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 8th November, 2023 1- The Speaker of the Somali People’s Assembly, Mr. Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe) and the Speaker of the Upper House of the Federal Parliament of Somalia, Mr. Abdi Hashi Abdullahi, called for assistance to the people affected by the floods. 2- The Prime […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 08 November, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 08 November, 2023 1- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka ay daadadka iyo fatahaaduhu saameeyeen. 2- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Thursday, 2nd November, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Thursday, 2nd November, 2023. 1. The President of the Federal Republic of Somalia, Dr. Hassan Sheikh Mohamud, and the President of the Republic of Turkey, Recep Tayyip Erdogan, held a special meeting in Istanbul, and discussed the relationship and the strengthening of cooperation between the two countries. 2. […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 2 November, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 2 November, 2023 1. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga RecepTayip Erdogan ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Istanbul, waxayna ka wadahadleen xiriirka labada dal iyo xoojinta iskaashiga labada dal. 2. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 18 October, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 18 October, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud had a meeting in Mogadishu with the Minister of Defense of Kenya Mr. Aden Barre Duale, with the focus of strengthening the cooperation between the two countries. 2- On […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 18 October, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 18 October, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdish kulan kula yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Mudane Aden Barre Duale oo ay ka wadahadleen iskaashiga labada dal. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka Soomaaliyaad warbaahinta kala hadlayey ayaa ku baaqey in loo […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 11 October, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 11 October, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, held talks with the Eritrean President Isaias Afwerki in Asmara, after which he gave a speech to the Somali troops being trained in Eritrea. 2- The Prime Minister of Somalia, […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 11 October, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 11 October, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Asmara wadahadal kula yeeshay Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, kadibna khudbad u jeediyay ciidamada Soomaaliya ee lagu tababarayo Eritrea.a 2- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeerey xarunta Hey’adda Maareynta […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 04 October, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 04 October, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr Hassan Sheikh Mohamud continues with efforts of leading the completion of the 1st phase of the war against the Kharijites Al Shabab in the central regions. 2- President Hassan Sheikh Mohamud meets […]