Reports
134 maqaallo la helay
calendar_today 05 Jan 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo xarigga ka jaray Istuudiyeyaasha Radio Muqdisho oo dib loo Casriyeeyay.
calendar_today 02 Jan 2026
Khudbaddii Salaadda Jimcaha ee maanta culimada Soomaaliyeed ayaa ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta midnimada, wadajirka dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
calendar_today 01 Jan 2026
Soomaaliya ayaa la wareegtay hoggaanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo bishaan Janaayo dalkeennu uu ahaan doono shir guddoonka Golaha.
calendar_today 31 Dec 2025
Xukuumadda DanQaran, oo ka duulaysa masâ??uuliyadda dastuuriga ah ee saaran, waxa ay mudnaan gaar ah siisay adkaynta midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyada oo qaadday tallaabooyin siyaasadeed, sharci iyo diblomaasiyadeed oo lagu ilaalinayo wadajirka dhuleed iyo madax-bannaanida Qaranka.
calendar_today 31 Dec 2025
Waxaan sii kordhaya magaalooyinka dalka oo ay ka dhacayaan dibadbaxyada looga soo horjeeday damaca gurracan ee Isra1l ku dooneysay in ay ku kala qaybiso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
calendar_today 31 Dec 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh â??Waxaan ku dhawaaqaynaa in horumar la taaban karo laga gaaray sahmintii lagu sameeyey Kheyraadka Shidaalka iyo Gaaska dabiiciga ah ee Soomaaliya, qiimaynta farsamo iyo kuwa cilmiyadeed oo la sameeyey ayaa muujiyey natiijooyin wanaagsan.â??
calendar_today 23 Dec 2025
XILDHIBAAN MAHDI GUULEED IYO WASIIR AL-CADAALA OO MAANTA QAATAY KAARARKOODA COD-BIXINTA.
calendar_today 11 Dec 2025
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaâ??uud Aweys Jaamac, ayaa ka qeybgaley munaasabad lagu abaalmarinayey qeybaha kala duwan ee saxaafadda Libya oo ka dhacdey magaalada Tripoli.
calendar_today 09 Dec 2025
WASIIRRO KA TIRSAN DFS OO KORMEER KU TAGEY XARUNTA DEGMADA KAARAAN OO QAADASHADA KAARKA CODBIXINTA AY KA SOCOTO
calendar_today 08 Dec 2025
WASIIRRO KA TIRSAN DFS OO KORMEER KU TAGEY XARUNTA DEGMADA KAARAAN OO QAADASHADA KAARKA CODBIXINTA AY KA SOCOTO.
calendar_today 07 Dec 2025
Tacsi
calendar_today 03 Dec 2025