Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 4-ta July 2024 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo ku aaddan xuska maalinta xornimada iyo midnimada dalka u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo, isagoo salaan sharaf ka qaatay cutubyo […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 28th June, 2024 1- President Hassan Sheikh Mohamud congratulated the Somali people on the commemoration of June 26, when the northern regions of the country got independence. 2- President Hassan Sheikh Mohamud congratulated the people and the Government of Djibouti on the occasion of June 27, when […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 28-ka June 2024 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska 26-ka June oo ah markii ay xoroobeen gobollada waqooyi ee dalka. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyay shacabka iyo Dowladda Djibouti munaasabadda 27-ka June oo ah markii Djibouti ay xornimadeeda qaadatey. […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 19th June, 2024 1- President Hassan Sheikh Mohamud met with Turkish Foreign Minister Hakan Fidan in Ankara and discussed strengthening relations and cooperation between the two countries. 2- President Hassan Sheikh Mohamud attended an international conference in Switzerland to discuss the conflict between Russia and Ukraine. 3- […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 19-ka June 2024 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga Hakan Fidan oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Switzerland kaga qeybgaley shir caalami ah oo looga hadlayey colaadda […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 12th June, 2024 1- President Hassan Sheikh Mohamud, who was speaking to the Somali community in Norway in Oslo, gave a briefing on the political situation, the war against the Kharijites Al Shabab, constitutional issues and the reconstruction of the country. 2- The President of the Federal […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 12-ka June 2024 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo jaaliyadda Soomaalida ee dalka Norway kula hadlayey magaalada Oslo ayaa ka warbixiyay xaaladaha siyaasadda, dagaalka Khawaarijta, arrimaha dastuurka iyo dib u dhiska dalka. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Oslo kulan kula yeeshay […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 7th June, 2024 1- Somalia has officially won one of the non-permanent seats in the United Nations Security Council. 2- President Hassan Sheikh Mohamud warmly welcomed Somalia’s accession to the United Nations Security Council, saying that Somalia has regained its status in the world. 3- The Somali […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 7-da June 2024 1- Soomaaliya oo si rasmi ah ugu guuleysatey mid ka mid ah kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo si diiran u soo dhoweeyay ku biiritaanka Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isagoo sheegay […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 24th May, 2024 1- National Consultative Council meeting chaired by the President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, concluded in Mogadishu, and issued a communique reflecting the situation in the country. 2- President Hassan Sheikh Mohamud held a meeting in Nairobi with the […]