Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimce, 24 May, 2024 1- Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, lagana soo saaray war murtiyeed ka tarjumaha xaaladda dalka. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Nairobi kulan miradhal ah kula […]
Mogadishu, Wednesday, 15th May, 2024 President Hassan Sheikh Mohamud has officially opened the meeting of the National Consultative Council which will discuss the issues of completing the constitution and speeding up the fight against the Kharijites Al Shabab. President Hassan Sheikh Mohamud congratulated the Somali people on the 81st anniversary of the founding […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 15th May, 2024 1- President Hassan Sheikh Mohamud has officially opened the meeting of the National Consultative Council which will discuss the issues of completing the constitution and speeding up the fight against the Kharijites Al Shabab. 2- President Hassan Sheikh Mohamud congratulated the Somali people on […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 15 May, 2024. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo looga hadli doono arrimaha dhameystirka dastuurka iyo dardar gelinta dagaalka looga soo horjeedoo Khawaarijta Al Shabab. 2- Madaxweyne xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed xuska sannad […]
Mogadishu, Wednesday, 8th May, 2024 President of the Federal Republic of Somalia Mr. Dr. Hassan Sheikh Mohamud had a farewell meeting with the Special Representative of the Secretary General of the United Nations for Somalia Mrs. Catriona Laing. Prime Minister Hamsa Abdi Barre held a meeting in Nairobi with the Vice President […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 8th May, 2024 1- President of the Federal Republic of Somalia Mr. Dr. Hassan Sheikh Mohamud had a farewell meeting with the Special Representative of the Secretary General of the United Nations for Somalia Mrs. Catriona Laing. 2- Prime Minister Hamsa Abdi Barre held a meeting in […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 8 May, 2024 1- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Marwo Catriona Laing. 2- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Madaxweyne Ku-Xigeenka […]
Mogadishu, Wednesday, 1st May, 2024 The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, has congratulated the workers of Somalia on the International Labor Day on May 1. President Hassan Sheikh Mohamud held a meeting in Mogadishu with the head of Turkish Intelligence Agency Ibrahim Kalin. President […]
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 1st May, 2024 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, has congratulated the workers of Somalia on the International Labor Day on May 1. 2- President Hassan Sheikh Mohamud held a meeting in Mogadishu with the head of Turkish […]
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 1 May, 2024 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo ku aaddan Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1da May hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliya. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Madaxa Sirdoonka Turkiga Ibraahim Kalin. 3- Madaxweyne Xasan Sheekh […]