Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 27th March, 2024

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 27th March, 2024 1- The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Dr. Hassan Sheikh Mohamud had a meeting with the Chinese Special Envoy for the Horn of Africa, Ambassador Xue Bing, who had brought a message from Chinese President Xi Jinping. 2- President Hassan Sheikh […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 27 March, 2024

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 27 March, 2024 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika Danjire Xue Bing oo dhambaal ka siday Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo abaalmarino guddoonsiiyay tartameyaal ku […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 20th March, 2024

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 20th March, 2024 1- President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Eritrean President Isaias Afwerki in Asmara, where they discussed strengthening relations between the two countries and security cooperation. 2- President Hassan Sheikh Mohamud saw off 19 victims wounded in the terrorist assault at Mogadishu’s SYL Hotel […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 20 March, 2024

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 20 March, 2024 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo wadahadal kula yeeshay Asmara Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga amniga. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ka sii sagootiyay 19 ka mid dhaawacyadii weerarkii argagixiso […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Thursday, 13th March, 2024

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Thursday, 13th March, 2024 1- President Hassan Sheikh Mohamud held a meeting with soldiers from Danab special unit of the Somali National Army who participated in a military exercise in Kenya in which 23 countries participated. 2- President Hassan Sheikh Mohamud participated in the graduation ceremony of the […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 13 March, 2024

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 13 March, 2024 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatey ciidamo ka tirsan kumandoska Danab oo dalka Kenya uga soo qeybgaley dhoolatus milateri oo ilaa iyo 23 waddan ay qeyb ka ahaayeen. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay xafladda qalinjabinta dufcadda 22-aad ee […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 7 February, 2024

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 7 February, 2024 1- Madaxweynahe Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in xadgudubka Ethiopia ee badda Soomaaliya aan la aqbali karin, isla markaana aysan Soomaaliya diyaar u ahayn wadahadal ilaa iyo xukuumadda Addis Ababa ka laabato is afgaradka sharci daradda ah ee ay la gashay gobolka Somaliland ee […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing, Mogadishu, Wednesday, 7th February, 2024

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing, Mogadishu, Wednesday, 7th February, 2024 1- President Hassan Sheikh Mohamud said that Ethiopia’s violation of the Somali Sea is unacceptable and that Somalia is not ready for dialogue until the Addis Ababa withdraws from the illegal agreement it entered into with the Somaliland region of Somalia. 2- President Hassan […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Thursday, 1st February, 2024

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Thursday, 1st February, 2024 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, attended an international conference in the United Arab Emirates to discuss security and the fight against terrorism in Somalia. 2- President Dr. Hassan Sheikh Mohamud, who delivered a speech at […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 1-da February 2024

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 1-da February 2024 1- Madaxweynaha Jamhuuiryadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Isutagga Imaaraadka Carabta kaga qeybgaley shir caalami ah oo looga hadlayey amniga iyo la dagaalanka argagixisada Soomaaliya. 2- Madaxweyne Dr Xasan Shiikh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay shir madaxeedka Afrika iyo Talyaaniga ayaa […]