Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 24 January, 2024

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 24 January, 2024 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Binu Xamad oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo xaaladda gobolka. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr.Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Thursday, 18th January, 2024

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Thursday, 18th January, 2024 1-The IGAD Regional Body which held its 42nd Summit in Kampala strongly supported the sovereignty and the territorial integrity of Somalia, and in its communique has clearly slammed and nullified the illegal MoU signed between Ethiopia and Hargeysa administration of northern Somalia. 2- President […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 18-ka January, 2024

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 18-ka January, 2024 1-Urur Goboleedka IGAD oo Shir Madaxeedkii 42-aad ku qabtey magaalada Kampala ayaa si adag u taageeray qaranimada iyo madaxbanaanida dhuleed ee Somalia, isla markaana wax kama jiraan ka soo qaadey heshiiska sharci darrada ah oo ay Ethiopia la gashey maamulka Hargeysa ee waqooyiga Somalia. […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 12th January, 2024

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 12th January, 2024 1- Thousands of people living in Mogadishu attended massive protests against Ethiopia’s encroachment on Somalia’s sovereignty and territory, following Addis Ababa’s move of signing unlawful agreement with the Somaliland administration in northern Somalia. 2- President Hassan Sheikh Mohamud, who is in the midst of […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 12-ka January, 2024

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 12-ka January, 2024 1- Kumanaan shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa isugu soo baxay banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo dowladda Ethiopia oo dhowaan heshiis sharci darro ah la gashey maamulka Somaliland ee waqooyiga Soomaaliya. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira dadaaladda diblomaasiyadeed ee […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 7 February, 2024

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 7 February, 2024 1- Madaxweynahe Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in xadgudubka Ethiopia ee badda Soomaaliya aan la aqbali karin, isla markaana aysan Soomaaliya diyaar u ahayn wadahadal ilaa iyo xukuumadda Addis Ababa ka laabato is afgaradka sharci daradda ah ee ay la gashay gobolka Somaliland ee […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 3rd January, 2024

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 3rd January, 2024 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr Hassan Sheikh Mohamud, has addressed the Somali Parliament, and strongly opposed the interference of the Ethiopian Government in Somalia’s internal affairs, after the agreement it recently signed with the Somaliland region of […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 3-da January, 2024

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 3-da January, 2024 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad u jeediyay Baarlamaanka Soomaaliya, isla markaana si adag uga horyimid faragelinta Dowladda Ethiopia ku hayso arrimaha gudaha Soomaaliya, ka dib heshiiskii afgaradka oo ay dhawaan la gashay maamulka Somaliland. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh […]

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing, Mogadishu, Wednesday, 27th December, 2023

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing, Mogadishu, Wednesday, 27th December, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, Dr. Hassan Sheikh Mohamud, has once again spoke about the importance of completing the constitution, the achievements of the government and the progress of the struggle to liberate the country from the Kharijites Al Shabab. […]

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 27 December, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 27 December, 2023. 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo mar kale ka hadley muhimadda dhameystirka dastuurka, guulaha ay dowladda ku tillaabsatey iyo halka uu marayo halganka dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Mudane Nasa Cige oo […]