Farriinta Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daud Aweis ee Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda.
The Federal Government of Somalia commends the bravery of the local heroes of Hiiraan Region, who, with the support of #Somali Security Forces, successfully repelled Kharijite attacks today in Muqluga Cali, Ceelhareeri, Hareeri Madoobe, and Garas-Magan. These recent operations highlight the resilience and strategic effectiveness of local fighters working alongside security forces, reflecting high morale […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay iyo Wasiirkii hore, Mudane Axmed Macallin Fiqi, munaasabad xil wareejin ah oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda ee magaalada Muqdisho.
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka mid noqday muwaadiniinta Soomaaliyeed ee iska diiwaangelinaya degmooyinka ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Cumar Cali Cabdi ayaa kadib marka ay is diiwaangeliyeen, warbaahinta la hadlay iyagoo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadiyay sida ay […]
Wasiir Cabdiraxmaan Al-cadaala: Waxaan markii ugu horeysay isku diiwaangeliyay si aan u helo xuquuqdeyda muwaadinnimo, maalin aan fogeyn ayaan ka codeyn doonaa degmadeyda.
Wasiir Daa’uud Aweys Haddii aad tihiin suxufiyiin waxaa idin saaran masuuliyad adag, gaar ahaan marka la joogo tabinta wararka doorashada la xiriira ,si hufan oo ay sinnaan ku jirto ayaa la idinka rabaa in aad u tabisaan.
Wasaaradda Warfaafinta oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta Doorashooyinka Muqdisho 26, April, 2025: Aqoon isweydaarsigani oo ay ka faa’iidaysteen ilaa 25 suxufiyiin ah oo ka socday Warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo Warbaahinta Qaranka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta kaalinta Warbaahinta ee baahinta Wararka iyo Barnaamijyada la xiriira doorashooyinka dalka. Tababarka oo […]
Wasiirka Warfaafinta oo tababar ku saabsan tabinta Doorashooyinka u furay suxufiyiin ka socda qeybaha Warbaahinta Muqdishon 26, April, 2025: Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo qaban qaabisay Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka dalka oo ay qeyb galayaan ilaa 25 wariyayaal ah oo ka kala socda Warbaahinta Gaarka […]
Mogadishu, April 26, 2025 – The Ministry of Information, Culture, and Tourism of the Federal Government of Somalia has organized a workshop on Media Ethics in Election Reporting, attended by 25 journalists from both private and national media outlets. The Minister of Information, Culture, and Tourism, H.E. Daud Aweys Jama, who officially opened the workshop, […]
Golaha Wasiiradda oo bogaadiyey guulaha ciidamada qalabka sida Muqdisho, Khamiis, 24 Abriil 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyay guulaha ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanka oo toddobaadkan guulo taariikhi ah ka soo hooyay furimaha dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta. Shirka Golaha oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa […]