Kazan, 16 May 2025: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka, iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis, ayaa ka qayb galay Shirkii Wasiirrada Dhaqanka ee Dunida Islaamka iyo Ruushka ee ka dhacay magaalada Kazan, ee Jamhuuriyadda Tatarstan ee Ruushka. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray muhiimada ay leedahay in la dhiirrigeliyo wadahadalka, iskaashiga, iyo horumar waara oo […]
Kazan, 16 May 2025: With deepest respect and gratitude, the Minister of Information, Culture, and Tourism of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Daud Aweis, attended the Congress of Ministers of Culture of the Islamic World and Russia held in Kazan, Tatarstan. The gathering emphasized the importance of fostering dialogue, collaboration, and sustainable development […]
Muqdisho 12, May, 2025: Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa diiradda lagu saaray ka hortaga khataraha ka dhasha si xun u isticmaalka Baraha bulshada sida; faafinta been abuurka, marin habaabinta, Iska horkeynka bulshada, hadalada naceybka, anshax xumada iyo baahinta muuqaalada argagax leh sida kuwa argagixisada faafiyaan. Mudane Cabdullaahi […]
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Ugaas Cabdullaahi, uu ka mid ahaa tiirarka muhiimka ah ee waqtigooda galiyey ka shaqaynta nabadda iyo xasilloonida ummadda Soomaaliyeed, laguna xasuusan doono halgankiisii dowlad-dhiska Soomaaliya. “Ugaas Cabdullaahi wuxuu ka mid ahaa haldoorka Soomaaliyeed ee door muuqda ka soo qaatay dhaqanka, nabaddeynta iyo midnimada bulshada. Wuxuu ahaa hoggaamiye bulsho, codkiisana ugu […]
H.E. President Hassan Sheikh Mohamud met with General Michael E. Langley, Commander of United States African Command (AFRICOM), in Mogadishu to discuss advancing the Somalia–U.S. security partnership. Their discussions focused on accelerating joint counter-terrorism efforts and strengthening coordination within the broader multi-partner framework, including the AUSSOM. The President expressed Somalia’s deep appreciation for the United […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay Jeneraal Michael E. Langley, oo ah Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM), iyo Danjiraha Maraykanka ee Soomaaliya, Mudane Richard H. Riley. ayagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amni ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa diiradda […]
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRKA MADASHA WADATASHIGA QARANKA Muqdisho, Maajo 06, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Shirkan oo qeyb ka ah gogoshii Qaran ee uu fidiyay Madaxwaynaha Jamhuuriyaddu ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Ra’iisul Wasaaraha […]
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominaya Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. .