Reports
195 articles found
calendar_today 18 Feb 2026
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daaâ??uud Aweys Jaamac ayaa caawa daah-furay tartan-cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka, kaas oo sanadkaan ay ka qeyb gelayaan 32 degmo, iyadoo caawa lagu bilaabay degmooyinka Laascaanood iyo Kaaraan ee gobollada Banaadir iyo Sool. Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiin ka socota Bangiga IBS ayaa ka qeyb galay furitaanka tartanka oo sanadkaan xiisa gaar ah leh. Wasiir Daaâ??uu
calendar_today 11 Feb 2026
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daaâ??uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray aqoon isweydaarsi hal maalin ah oo ku saabsanaa Habraaca Xiriirka Hayâ??adaha Dowladda xilliyada xaaladaha degdegga ah.
calendar_today 07 Feb 2026
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 7-da February, 2026
calendar_today 30 Jan 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala ayaa safar shaqo ku tagay magaalada London ee dalka Ingriiska. Wafdiga ayaa garoonka diyaaraha Heathrow Airport waxaa ku soo dhaweeyey xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK, Wariyaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed. Wasiir Al Cadaala ayaa London u tagay in uu halkaas kaga qeybgalo shirar muhiim ah maalmaha soo aadan.
calendar_today 21 Jan 2026
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed.
calendar_today 20 Jan 2026
WASIIRKA WARFAAFINTA OO KULAN LA YEESHAY URURKA DALXIISKA SOOMAALIYA
calendar_today 16 Jan 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LAASACAANOOD KU QAABILAY WAFDI BALLAARAN OO KA SOCDA DOWLADDA JABUUTI
calendar_today 05 Jan 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo xarigga ka jaray Istuudiyeyaasha Radio Muqdisho oo dib loo Casriyeeyay.
calendar_today 02 Jan 2026
Khudbaddii Salaadda Jimcaha ee maanta culimada Soomaaliyeed ayaa ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta midnimada, wadajirka dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
calendar_today 01 Jan 2026
Soomaaliya ayaa la wareegtay hoggaanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo bishaan Janaayo dalkeennu uu ahaan doono shir guddoonka Golaha.
calendar_today 31 Dec 2025
Xukuumadda DanQaran, oo ka duulaysa masâ??uuliyadda dastuuriga ah ee saaran, waxa ay mudnaan gaar ah siisay adkaynta midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyada oo qaadday tallaabooyin siyaasadeed, sharci iyo diblomaasiyadeed oo lagu ilaalinayo wadajirka dhuleed iyo madax-bannaanida Qaranka.
calendar_today 31 Dec 2025